Ku Raaxayso Salaadda

Ku Raaxayso Salaadda

by Abubakar Mohammed
€28.00
Sold by Abubakar Mohammed abubakarm.comQuality 76
Maxay tahay sababta dadka qaar ay salaadda ugu raaxaystaan, dad kalena ay ugu tahay culays? Sidee ayaad u heli kartaa macaanka iyo khushuuca Salaadda? Buuggan wuxuu kuu tilmaamayaa tallaabooyin fudud oo aad Salaadda ku jeclaan karto, kuna joogteyn karto. Baro sirta ku jirta hal sujuud oo qalbiga ka timid taas oo awood u leh inay beddesho noloshaada oo dhan.